sheeko ku saabsan naag iyo sedex nin oo ay saaxibo la ahayt

naag ayaa waxa ay guursatay nin kadib waxa ay yeelatay 2 boyfareedhi oo kale habiin habinada ka mid ah oo oday geedu safar gaaban ku maqnaa ayay waxa ay balansatay mid ka mid ah labadi booyfareedhi kadib waaxa u yimiday gurigi ay deganeyd ayadoo sarirti adayga la wada jiifo ayaa waxa iridka soo qaraacay boyfareedhigi kale waxa ay ku tiri ninkaygi aya imaaday armaajada korkeeda isku qari ninki wa u isku qariyay midki ayaa iridka laga furay dabadena waxa lagu so dhaweyay halki midki hore lagu so dhaweyay wax yar uun kadib waxa iridka so qaraacay odaygi naaga qabay saxibki wax lagu yiri waxa imaday ninkaygi e sarirta hoos gal ninki sarirta ayuu hoos galay kadib odaygi aya halki lagu so dhaweyay baashaal kadib odaygi in uu duceysto ayu bilobay waxa uuna yir intow gacmaha hor u taagay ilaahow wiil noo deji midki kor saarnaa aya waxa uu mooday in la yiri so deg waana uu soo booday marki uu dhulka ku so dhacayna waxa u yiri midka sariirta ku hoos jirana kadibna kala carar aya ka dhacay meshi xigasho mr mokhonyane

Advertisements