DEG DEG: Maxaadan Ogeyn oo hada ka socda Magaalada Muqdisho iyo Madaxweyne Farmaajo oo…


Waxaa xiligan Munaasabad si heer sare loo soo agaasimay laguna xusayo aas aaska Ururka Dhalinyarada SYL oo la aas aasay 15-ka May 1943-dii ayaa kasocota garoonka Kubada Cagta Banaadir ee kuyaala Degmada Cabdi Casiis.   Munaasabada waxaa ka qeyb galaya, Ra’isul Wasaare kuxigeenka Soomaaliya, Wasiiro katirsan Xukuumada, Xildhibaanada labada Aqal, Gudoomiyaha gobolka Banaadir , Saraakiil […]